Qeexid

eeg naxariiso. ld naxariisad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naxariisasho oo kali ah:
  • Shiikha ayaa si wayn ugu booriyey walaalaha muslimka ahi inay is cafis, is jacayl, isu turid, isu naxariisasho, iyo isu calool fiyoobaan muujiyaan farxadda ciiddana laga garto wajiyadooda iyo warkoodaba.
  • Carruurtu waxay uga baahan yihiin labada waalidba u naxariisasho, amni iyo cilaaqaad la isku halayn karo markay la bilaabayaan cilaaqaadka cusub qof weyn iyo carruurta qofka ay nolosha la bilaabeen.