Qeexid

"Dareen raxmadeed oo cid ku dhasha dhib cid kale haysata darteed."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naxariis oo kali ah:
  • Iyada oo sidii wax u dhaceen ka sheekaynaysa waxay tidhi “waxaa la ii geeyay Allaha ha u naxariistee Ismaaciil Yare, Huuryo, Saalax Qaasim iyo Siciid Xarawo, waxayna i yiraahdeen ”hees kale maqaadi kartaa?”
  • "Allaha U Naxariistee Barre Cali Barre waxaa toogtay koox burcad ah isagoo ku sugan suuqa weyn ee Bakaaraha, waxaana socda baaritaanno lagu ogaanayo kuwii ka dambeeyay dilkiisa" ayuu yiri Sheekh Maxamed Macallin Cali.