Qeexid

"(jool.) Macdan adke ah, dhulka laga qodo, leh midab cagaar ah, dusha lagaga dahaadho xadiidka si uu mirirka uga ilaaliyo, lagana sameeyo qalab badan oo la adeegsado."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naxaas oo kali ah:
  • Taliye Fanax, wuxuu ku qiyaasay shirxnaddaas in ay gaadhayso ilaa 18-ton, balse waxa jira warar sheegaya in maarta iyo naxaasta la qabtay ay ka badan tahay intaas.
  • Curiyahan oo ka mid ah guruubka 13aad waa bir daciif ah taas oo bir jilicsan, miisaan fudud, midabka naxaasta oo madoow xiga leh isla markaana ah adke kala jabi kara marka heerkulku hooseeyo.