Qeexid

"Dhulka ku xeeran hadba meesha laga hadlayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nawaaxi oo kali ah:
  • Geesta kale, xoogagga Maxaakiimta ee ku sugan nawaaxiga degmada Jowhar ayaa maanta sheegay in ay halkaa ka fuliyeen hawlgallo amniga lagu sugayo.
  • Roobab Mahiigaan ah oo ka Da'ay Magaalada Muqdisho iyo Nawaaxigeeda oo sababay dhimasho.