Qeexid
(kiim.) Hoore midablaawe ah oo bida, oo dharka iyo jidhkaba cuna. Waa asiidh xoog badan.
(kiim.) Hoore midablaawe ah oo bida, oo dharka iyo jidhkaba cuna. Waa asiidh xoog badan.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Noociskudhis ah oo leh haydarojiin kunakalafurma biyaha oona saara ayoonno toganoo haydarojiin ah.
Qeexid Xigta: Aragtida lowri boronistidh ee asiidhada iyo beysyada(1923), waxay qeexiddaa hore u ballaadhisay,in asiidhu tahay borotoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: asiidh-bu'eed m.dh (-dyo ..., m.dh) (baay.)Silsilad weyn oo dheer oo molikiyuul ah,kana kooban silsilado nukliyootaydho ah,waxa laga helaa noolaha oo dhan. Taas ooqaadda wararka hiddo sidaha.
m.l
Qeexid: (kiim.) Fitamiin biyahaku milanta oo aan looga maarmiin xoojintasoohyada iyo isku haynta unugyada,sameynta kollaanjikana waa ka qaybqaadataa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (kiim.) (H2SO4) Hoor saliidda u eg oo midablaawe ah, laguna diyaariyo habka kulanka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: asiidha yuurig m.dh (baay.) Maxsuulkaburburka buriin ee garaadleyda shimbiraha,xammaaratada berriga iyo cayayaanka.Marka laga reebo garaadleyda, Maxsuulkaasbadankiisa waa la qashinsaaraa. Asiidhkayuurig waa ma milme, sidaa darteed, waxaloo saaraa adke ahaan, taas oo dhowrtabiyaha qiimaha u leh dhulka oomanaha ah. Asiidhka yuurig markay jidhka ku badatowaxay ku ururtaa kala goysyada dhareerkaleh taas oo ay ku keento xanuun.
m.l
Qeexid: (-dyo ..., m.dh) (kiim.)Iskudhisyada la falgala biyaha soona saaraasiidh. Tusaale ahaan, karboon laba ogsaydhwaxa uu lafalgalaa biyaha waxaana samaysmakaarboonig asiidh: CO2(g) + H2O(aq) =H2CO3(aq).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (kiim.) Saafid-mugeedama mitimis asiidh-beys halkaas oo milancaadi ah oo asiidh ah lagu daro milanribnaantisi dahsoontahay oo ah beystilmaame ku jiro. Alkalicabiridduna waaroganka asiidhcabiridda. Eeg alkalicabirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]