Qeexid

ld naseexayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nasteexayn oo kali ah:
  • Hase ahaatee markii ay u timid sakaraatul-mootka (dhimman rabo) ayaa waxaan ku iri: hebelow yaad ii dardaarmaysaa ama iigu nasteexaynaysaa inaan la joogo adiga gadaashaa?
  • Labaduba isku mar bay igu yidhaahdeen iyaga oo ii nasteexaynaya fikirku ma fiicnee iska ilaali.