Qeexid

"Guul laga gaadho dagaal, arrin iwm."

Qeexid Xigta

Nabadgelyo iyo barwaaqo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nasri oo kali ah:
  • "ha ku qatalmina waxa socda nasrigu waa soo dhaw yahay waa inaad sabartaan" ayuu yiri Sheekg Xasan Daahir Aweyn.
  • Tababaraha kooxda Arsenao Arsene Wenger ayaa qirtay inay soo martay mar uu ka cabsi qabay in Theo Walcott uu ka tagayo kooxda islamarkaana uu ku biirayo xiddigihii hore uga tagay Arsenal sida Robin van Persie, Samir Nasri iyo Cesc Fabregas.