Qeexid
Daba n.: cid u qabbaanid.
[-leeyay, -leysay]
f.g2Daba n.: cid u qabbaanid.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: ld nash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld nash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Meesha madaxa carruurta kol dhow dhalatay xaggiisa sare ku taal ee boodboodda; nasiso. ld nashley, nashnashley, nasin, nasiso1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg nashlee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: /mg2 D./ka d.: si dabadhilifnimo ah qof u dabajoogid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Socod raaxaysi leh meel aan fogayn ku tegid.
Qeexid Xigta: Safar dalxiis ah meel dheer ku tegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Akhbaar faafin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld nashirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto u socosho. ld kabax-kabaxlee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Farax iyo guul ku jirid.
Qeexid Xigta: Wax rajo ku eegid. ld naalloo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg naso. ld nasad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Si halamash ah u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meesha ugu dhow wax laga nishaabi karo.
Qeexid Xigta: (dii.) Kitaab, qaanuun iwm oo la qoray hadalkiisa hore oo asalka ah oo ka duwan sharaxa ama waxyaale kale oo gadaal cid kale kaga darto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Tubaakada la calaashado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Orod xushle ah ordid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Tubaako calaalin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-ddo, m.dh) Farxad iyo firfircooni. ld nanashaaddo, nishaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la faafiyay ahaansho (akhbaar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -xeeyay, -xaysay
Qeexid: U n.: cid daacadnimo ula talin.
Qeexid Xigta: U n.: cid u danayn. ld nasteexee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Sii qurxinta wax hore u jiray sida dhismo, farsamo iwm.
Qeexid Xigta: Inta lagu kordhiyo hadal hore murtidiisa loo yiri. ld naashnaash1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]