Qeexid

"Meesha madaxa carruurta kol dhow dhalatay xaggiisa sare ku taal ee boodboodda; nasiso. ld nashley, nashnashley, nasin, nasiso1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nash oo kali ah:
  • Waxa haddaba, iyaduna jirta in ay jiritaanka iyo qarannimada Somaliland ku xidhan tahay hanashada iyo gacan ku qabashada gobolka Sool.
  • Scolari, oo xilka qabtay 11 bilood kahor oo Brazil halis u ahayd inay ka hadho koobka, ayaa sheegay inuu ogyahay inaanu ku qancayn waxaan ahayn hanashada koobkii shanaad.