Qeexid
U n.: cid daacadnimo ula talin.
Qeexid Xigta
U n.: cid u danayn. ld nasteexee.
[-xeeyay, -xaysay]
f.mg2U n.: cid daacadnimo ula talin.
U n.: cid u danayn. ld nasteexee.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Qof talo daacad ah bixiya.
Qeexid Xigta: Wax qof dan u ah. ld nasteex.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -xeeyay, -xeysay
Qeexid: ld naseexee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Talo daacad ah oo cid loo jeediyo; waano; caqlicelin.
Qeexid Xigta: Daacadnimo. ld nasteexo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg naseexee. ld nasteexayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -seysay
Qeexid: Qof si wax caqli yar ula dhaqmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -seysay
Qeexid: (dii.) Qof wasakh gaarsiin. ld nijaasee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -xeeyay, -xaysay
Qeexid: Eex iyo dan moodid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Daba n.: cid u qabbaanid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld naseex.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meesha ugu dhow wax laga nishaabi karo.
Qeexid Xigta: (dii.) Kitaab, qaanuun iwm oo la qoray hadalkiisa hore oo asalka ah oo ka duwan sharaxa ama waxyaale kale oo gadaal cid kale kaga darto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]