Qeexid

"eeg naso. ld nasad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nasasho oo kali ah:
  • Weriye Pinto, oo dhawaan la xidhiidhay ciyaatoyga Figo, wuxuu u sheegay, inaanu weli ka bugsan dhaawac ka gaadhay kalxanta oo ay weli damqato mararka qaarkood, isla markaan uu weli nasasho dheeraad ah u baahan Yahay.
  • Markii uu dhameeyay hadalkiisa ayaa shirkii laga galay 15 daqiiqo oo cabitaan iyo nasasho ah.