Qeexid

"Wax nastay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nasan oo kali ah:
  • Markii aanu gaadhnay meel aanu ku nasano ayay saaxiibaday I weydiyeen halka uu sanamkii maray, waxaanan ugu jawaabay; waanigii cunay!
  • Axmed Siilaanyo, wuxuu markaa u kicitimay dalka Britain, waxaana ka soo yeedhay inuu ka nasan doono hawlaha Siyaasadda.