Qeexid

"Tafiir iyo farac laga soo jeedo."

Qeexid Xigta

N. ah: qof wanaagsan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nasab oo kali ah:
  • Isir-takoorkuse waa marka bulsho isirkeeda la takooro, laga faquuqo; aan laga guursan, loona diido inay bulshada inteeda kale ka guursadaan, loona geysto nasab cay, yasid, liidid, maagid, hanjabaad, maskax-dil iyo jidh-dil intaba.
  • Ergaygii ka-qayb-galka munasabaddaas nasiibka u yeeshay ayaan ahaa (iyadoon tigidh, jicsin, iyo kharash kale toona kaga bixin dawladda Somaaliyeed).