Qeexid

"Waxtar ama faa'iido."

Qeexid Xigta

In yar oo wax la'aanta dhaanta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naruuro oo kali ah:
  • Gacan wax xaday oo la gooyo ayaa ka dhib yar qaran dhan uu la waayo raq iyo raad, hadaba,hadii shareecada oo lagu dhaqamo nabad iyo naruuro lagu gaadhayo, meel mariya oo ku dhaqma.
  • Goortaan is idhi waad ka hirqatay nimco iyo naruuro wixii meesha yaallay ayaan baal uga baxay dadwaynihii.