Qeexid
(f.g) Wax dib u soo ceshasho.
Qeexid Kale
(f.mg) U n.: wax mar labaad. 4. (f.mg) Gar cid u jeedsasho.
Qeexid Xigta
(f.g) Quraan akhrisasho.
[-saday, -satay]
f.g(f.g) Wax dib u soo ceshasho.
(f.mg) U n.: wax mar labaad. 4. (f.mg) Gar cid u jeedsasho.
(f.g) Quraan akhrisasho.
Fal / verb
Gudbe / transitive
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la celiyay ahaansho.
Qeexid Xigta: Gar la xalliyay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caleenta iyo cawska ay soo saaraan biyo ama roob; doog; tigaad.
Qeexid Xigta: Hadal dood iyo dacwad isugu jira.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: (f.g) Wax meeshii uu ka yimid ku celin.
Qeexid Xigta: (f.g) Gar qaadid.
Qeexid Kale: (f.g) Cid dood iyo dacwo u jeedin. 4. (f.mg) U n.: u meerin, u akhrin. 5. (f.mg) Ku n.: ku celi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Wax inta fiican kala bixid; xulasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Naq daaqid (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg naqash2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Naqash.
Qeexid Xigta: Shaxan tilmaamaya hab ay wax u dhisanyihiin, ama u samaysanyihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Hawl muddo gaaban ka fadhiisasho si daalkeedu u ba'o.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld asqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg naqso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg naqsan. ld naqsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Lacag caddaan ah. ld naqdi1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Gar la xalliyay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax yar ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Neef aan ur wanaagsan lahayn.
Qeexid Xigta: Neefta dadka uurkiisa ku jirta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dood looga faalloodo wax wanaaggiisa ama dhalliishiisa.
Qeexid Xigta: ld naqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -iyay, -iday, -iyi
Qeexid: Wax wanaaggiisa ama dhaliishiisa sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -qeeyay, -qaysay
Qeexid: Wax xulid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld niqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Ku n.: wax meel ku qoran meel kale ku guurin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Wax naqshad u samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Quraan la dhammeeyay mar labaad ku noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]