Qeexid

"Naqash."

Qeexid Xigta

Shaxan tilmaamaya hab ay wax u dhisanyihiin, ama u samaysanyihiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naqshad oo kali ah:
  • Meel wal ba daar naqshad xun, jidka sidii la doono loogu gooyay ayaa laga taagay.
  • Qurbe: Mataanaha Idil iyo Ayaan Barnaamijka Qurbe ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa wareysi aan la yeelanay labada gabdhood ee mataanaha ah ee Idil iyo Ayaan Cabdulle, kuwaasoo ka shaqeeya naqshadeynta dharka.