Qeexid

"Wax xulid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naqee oo kali ah:
  • Ka horna Dawladda Eratariya ayaa qabsatay laba jasiiradood oo ay leedahay Yementu taasoo labada dal ka dhex dhalisay colaad aad u xun oo uu garnaqeedu gaadhay maxkamada caalamiga ah ee Hague.
  • Afartan Wasiir oo diidmadu ku dhacday waxay ka mid ahaayeen toddoba minister oo madaxyuubku dirqi ku magacaabay dhawaan, waana markii ugu horeysay ee golaha la horgeeyo ministaro laga soo naqeeyay kolayda xisbiyada.