Qeexid

"Gar la xalliyay ahaansho."

Qeexid Xigta

Wax yar ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naqan oo kali ah:
  • Siideynta Maraakiibtaasi ee laga soo daayo gacanta Burcad badeeda ayaa naqaneysa Talaabo aad u wanbagsan,..
  • Mushkiladdeennu mid aan anngu leenahayba maaha, waayoo haddaan leenahay innagaa inta fariisanna is-dacweeyna, isuna gar-naqan laheyn, mar haddiise aan shisheeye miciin ka doonnay, Rabbi talo ku filan, nin-doorka Somaaliyeedna howsha sugaysaa badanaa.