Qeexid

"Caleenta iyo cawska ay soo saaraan biyo ama roob; doog; tigaad."

Qeexid Xigta

Hadal dood iyo dacwad isugu jira.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naq oo kali ah:
  • Waxa la soo hormariyay qaybtan hore 33 bayd oo ku saabsan xukunka Ilaahay iyo shacabka sharafta leh mahad naqooda, khaasatan taageerayaashii gaarka ahaa.
  • "Madfac ayaa ku dhacay goob ganacsi oo ay ka adeeganaysay haweeneyda dhimatay, sidoo kale wiil ganacsade ah ayuu madfacu isla goobta ku dilay, mana naqaan halka uu ka yimid" ayuu yiri ganacsade lagu magacaabo Cali Cumar.