Qeexid

"Qalab dusha quraaradi kaga dahaarantahay oo iftiin bixiya marka korontadu soo gaadho."

Qeexid Xigta

Iftiinka korontadu dhaliso.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nal oo kali ah:
  • Waxay nala tahay in waxbarashada dalka asaas looga dhigo Somaliga, luqadaha Ingriisiga iyo Carabiga.
  • Arsenal ayaa ku dedaalaysa sidii ay Nwankwo Kanu ugu beddeli lahayd weeraryahanka ay isku dhalashada yihiin ee Julius Aghahowa, Kanu waxay u dhawdahay inuu Faransiiska u guuro.