Qeexid

"(-rro, m.dh) Nin yaqaan farsamada alwaaxda; sarmali; faryaame. ld nijaar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga najaar oo kali ah:
  • Qaanim Al-Najaar oo ah khabiir qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha xuquuqda aadamaha.
  • Sida ay wararku sheegeen khabiirka Al-najaar waxa la sheegay inuu Boosaaso u tegey cabashooyin la xidhiidha inuu Cabdilaahi Yuusuf ku tacadiyey xuquuqda aadamaha marka la eego dagaalka u dhexeeya, isaga (C/laahi) iyo mucaaradka ka hor jeeda, wuxuuna Dr.