Qeexid

"ld negaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nagaan oo kali ah:
  • Dadka maamulka qabtay taladoodu kama badan hanti urursi iyo u adeegidda danahooda gaarka ah iyagoo wax walba ka hormarinaya sidii ay xukunka ugu nagaan lahaayeen.
  • Taas oo keentay in kursiga madaxweynuhu noqdo mid aan lagu nagaan oo marba qof laga tuuro isagoon dhammaysan xilligiisii.