Qeexid

"Saliidda shidaalka ee cayriin marka la sifeeyo qaybaha soo baxa mid ka mid ah oo loo adeegsado shidaalka matoorrada diisalka ah. ld naafto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nafto oo kali ah:
  • Waxa inoo kala caddaynaysa golaha xaqa ah iyo golaha aan xaqa ahayn golihii aynu maraga ka ahayn ee naftooda u huray badbaadinta dalka iyo dadkaba, kuwa kaloo dhami waa kuwa naftooda iyo dantooda gaar ahaaneed u ordi jiray una ordaya.
  • Ibraahim Xasan Caddow Wasiirkii hore ee Hiddaha iyo Tacliinta Sare kaas oo ka mid ahaa dadkii naftooda ku waayay Qaraxii Hotelka Shaamow 3-dii December sanadkii 2009-ka.