Qeexid

"Wax nafleyda ku jira oo aan la arkin, lana taaban karin, la'aanteedna aan la noolaan karin."

Qeexid Kale

Tabar; itaal.

Qeexid Xigta

Niyad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nafsad oo kali ah:
  • Dhaqan-mo iyo dhaawac xagga nafsadda la xiriira ayaa dhallinyaradu ka dhaxashay burcad-badeednimada aan ku ekaan badda iyo maraakiibta ay qafaashaan.
  • Safiirkan Cusub ayaa looga fadhiyaa inuu wax ka badalo xaaladaha dadka soomaalida ku heysta Dalka Yemen, iyadoona la sheego in Yemen ay ku sugan yihiin Kumanaan Qaxooti Soomaaliyed, kuwaasoo nafsadooda ku waaya gelida Yemen oo ay u maraan dhanka Badda.