Qeexid

Dhimashada ay nafley dhimato.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nafbax oo kali ah:
  • Soomaaliya waxay ku bukootay gacmihii Aadan Cadde, Siyaad Barrena wuxuu markhaati ka ahaa sidii silica ahayd ee ay u nafbaxday, Cali Mahdina wuxuu abaabuli kari waayey aas wanaagsan oo loo sameeyo.
  • Marxuumka ayaa u geeriyooday Xanuun mudo kooban hayay,kadib markii isagoo Caafimaad qaba uu seexday kadibna Habeenbarkii Xanuun iyo Taah lasoobooday sidaasina ku Nafbaxay,iyadoo Culimaa'udiin farabadan Qur'aan la dul fadhiyaan.