Qeexid

"Cunnada nafley cunto inta nuxurka leh; dux."

Qeexid Xigta

Cunto; masaruuf.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nafaqo oo kali ah:
  • Hay'adda MSF waxaa ay dalka Soomaaliya ka fulisaa Gargaarka caafimaadka, La tacaalidda nafaqo darada, adeega biyaha iyo howlaha daruuriga, taasoo ay u fidiyaan shacabka dayacan ee Soomaaliya, kuwaasoo had iyo jeerba ku xiran gaadiidka diyaaradaha.
  • Nacasnimo ka wayn miyay jirtaa in kolba maraakiib shisheeye badaheenii laga kireeyo inaguna gaajo iyo nafaqo daro la liidano.