Qeexid

"eeg nafaqee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nafaqayn oo kali ah:
  • Hay’adda Action Contre la faim(ACF) waxay waddaa barnaamijka qudinta nafaqaynta iyo daaweynta bukaan socod-eegtada, halka ay hay;addaan dawliga ahayn ee CISP ay ka hawlgasho Cisbitalka Dhusa-mared.
  • Waxyaabaha yareeyay biyaha la cabo ee dunida waxaa ka mid ah wasakhaynta ka timaada nafaqaynta macmalka ah ee lagu nafaqeeyo beeraha, sunta waxyaabaha cuna beeraha tan haramaha beeraha lagu buufiyo iyo wasakhda ka timaada wershadaha birta dhalaaliya.