Qeexid

"eeg nadiifi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nadiifin oo kali ah:
  • Waxaa nasiib darro ah, sii wadidda waxyeelidda ummadda, sida dilkii bahalnimada lahaa ee lagu dilay haweynkii aan waxba galabsan oo ayagoo nadiifinaayo waddoyinka Xamar lagu dilay.
  • Hay'adaha gargaarka ayaa sheegay in qaadashada qalabkii loogu talogalay quudinta iyo nadiifinta biyaha ay dhaawac ku keenayso wax ka qabashada xaaladaha adag ee ay ku jiraan dadka Soomaaliyeed.