Qeexid

"Wax uskagga iyo wasakhda ka bi'in."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nadiifi oo kali ah:
  • Guddoomiyaha degmadaas wuxuu dowladda ka dalbaday inay gacan ka geysato sidii waxyaabaha qaraxa looga nadiifin lahaa degmada, waxaana qaraxan uu ka mid noqonayaa qaraxyo horay uga dhacay degmooyinka ay dowladdu la wareegtay.
  • Iyo in dawlada laga nadiifiyo raggii dawladii hore ee musuqmaasuqa la soo shaqayn jiray.