Qeexid

N. ah: wax aan uskag iyo wasakh lahayn.

Qeexid Xigta

N. ah: qof aan khayaamo, xaasidnimo iwm lahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nadiif oo kali ah:
  • Sidaa darteed, waxa lagama maarmaan ah in dawlad iyo shicib-ba la iska kaashado sidii looga dhigi lahaa magaalada mid nadiif ah oo indhaha iyo caafimaadkaba u fiican.
  • Diyaaradahan ayaa waxay wadaan gargaar culeyskiisu yahay 41-tan oo isugu jira raashin, biyo nadiif ah iyo dawooyin, waxaana shacabka Soomaaliyeed ugu deeqday Dowladda South Afrika.