Qeexid

"ld nidaam."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nadaam oo kali ah:
  • Nadaamka dimoqraadiga ee xisbiyada badani waxaa kale oo astaan u ah in la raaco talada bulshada inta badan, inta laga badanyahayna xaquuqdoona la sugo.
  • Geesta kale, waxa uu caddeeyey in faro-gelinta wasaaradda ee nadaamka dawladaha hoose uu yahay mid ku qotoma inta sharciga dalku uga oggolyahay wasaaradda.