Qeexid

"Macmacaan yaryar udgoon oo la muudsado."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nacnac oo kali ah:
  • Raashinka dhacay ee la qabtay ayaa isugu jira Bur, Bariis, waxaana sidoo kale la qabtay bagaash dhacay sida Nacnac, Buskut iyo wax la mid ah, iyadoo fatashkan uu noqonayo kii ugu horeeyay oo mudooyinkan laga sameeyo Suuqa Bakaaraha.
  • Sababta keentay ayay ku sheegtay in ay khaamistay oo dareentay qabyo ka dhalatay qaad ku habsaan, nuxnux iyo nacnac ka dhex socota ururada xilka u orgooday.