Qeexid
Been iyo fal aanay samayn oo cid lagu sheego. ld nab.
Been iyo fal aanay samayn oo cid lagu sheego. ld nab.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: ld nabyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Cid fal ama hadal aanay samayn ama dhihin ku sheegid; masabidid.
Qeexid Xigta: Is n.: wax hurda iska dhigid.
Qeexid Kale: Ku n.: wax meel ku dhejin. 4. Ciid, timo iwm dhejin. 5. ld naab3.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hoog iyo dhibaato lagu abaal mariyo qof abaaldarnaaday ama ballan furay.
Qeexid Xigta: Hoog iyo dhibaato uu la kulmo qof eed galay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Waxyeello iyo colaad la'aan.
Qeexid Xigta: Caafimaad iyo ladnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-bday, -badday; -bdi) La n.: Qof, qof kale oo ay colaadi dhex tiillay la heshiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-bmay, -bantay; -bmi) Timo, ciid iwm la nabay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Timo, ciid iwm wax la nabay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax meel ku dheggan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-bray, -bartay; -bri) Cid jug, dhaawaq iwm. gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meesha u dhexeysa jidhka iyo marada dumarku garraarsadaan ee ku abbaaran caloosha.
Qeexid Xigta: Timaha ka baxa gumaarka dadka; bisqan. ld namas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dad colaadi dhextaal heshiisiin.
Qeexid Xigta: Cid salaamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg nab. ld naabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nabsi ku reebid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.kh
Qeexid: Q. ah: wax aan dhammeystirneyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dillaac haragga ama jidhka gaadha dhaawac ku dhacay awgeed; qoon.
Qeexid Xigta: Raad uu qofka ku reebo dhaawac bogsaday.
Qeexid Kale: Kol; mar. 4. Ooddin; aydin; qabatin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xaalad nabad iyo degganaan leh oo lagu sugnaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax dhulka ka soo baxa sida dhirta iyo cawska.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld namiin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: ld namiin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg naban1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Qeexid: Wax naban ah noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]