Qeexid

"Hoog iyo dhibaato lagu abaal mariyo qof abaaldarnaaday ama ballan furay."

Qeexid Xigta

Hoog iyo dhibaato uu la kulmo qof eed galay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nabsi oo kali ah:
  • Xayaad waxay u ekaatay qof uu nabsi jaajaan-may oo uu bustaha dul-dhigtay, iyada lafteeduna uma dareen la’ inuu nabsi hayo, isla markaana ay meesha laga raacay tahay Biixi iyo sidii ay ula dhaqantay.
  • Nabsigii Foosto-Riix, Q: 14aad Qiso Taxane Ah - Waxa Qoray Siciid I. Guraase.