Qeexid
Salaan.
Salaan.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Cid salaamid; bariidin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld nabdaaddiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld nabdaaddiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld nabdaaddin, nabdaaddis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Cabsi yar darteed hurdo ka kicid; hambabbaar.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Si cabsi ku jirto uga kicidda hurdada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Salaan; bariido.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg nabdaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dad colaadi dhextaal heshiisiin.
Qeexid Xigta: Cid salaamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ku sugnaan xaalad aan waxyeello iyo colaad lahayn; nabad.
Qeexid Xigta: Duco dad kala tegayaa isku sagootiyaan; nabadgelyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld nabdaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cid salaamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -neysay
Qeexid: Nabaaddiino akhriyid.
Qeexid Xigta: Cid macasalaameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg nabaaddiinee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/-isay) Dhar qurxoon xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid meel ku toosin;ld aadi, aadsii.
Qeexid Xigta: Ku aa.: wax dalool ciriiriah oo uu geli karo ku beegid.
Qeexid Kale: Ku aa.: waxmuuqaalkooda wax kale ku gudbid. 4. Iskuaa.: wax aan nidaamsanayn sida ay isu raacikaraan u nadaamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld nabdaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xarragada dhar qurxoon lagu xarragoodo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Rug dad isku dan ahi ku kulmaan.
Qeexid Xigta: Dad isugu tegay arrimo siyaaso, jinsiyad, ama bulsho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax la rabo in dad badan la ogeysiiyo ku dhawaaqid.
Qeexid Xigta: Wax la rabo in la iibiyo qiimihiisa ku dhawaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]