Qeexid
(-nno, m.l) Libaax badeed madow oo halis ah. ld neberoon.
(-nno, m.l) Libaax badeed madow oo halis ah. ld neberoon.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Timo, ciid iwm wax la nabay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax meel ku dheggan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-bray, -bartay; -bri) Cid jug, dhaawaq iwm. gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-bmay, -bantay; -bmi) Timo, ciid iwm la nabay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dillaac haragga ama jidhka gaadha dhaawac ku dhacay awgeed; qoon.
Qeexid Xigta: Raad uu qofka ku reebo dhaawac bogsaday.
Qeexid Kale: Kol; mar. 4. Ooddin; aydin; qabatin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg nabarraysan. ld nabarraysnaansho, nabaraysnaan, nabaraysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld naabnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax nabar ku dhacay ahaansho. ld nabaraysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tabaryar. ld tabaryaraansho, tabaryari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Wax nabarro gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-bday, -badday; -bdi) La n.: Qof, qof kale oo ay colaadi dhex tiillay la heshiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Waxyeello iyo colaad la'aan.
Qeexid Xigta: Caafimaad iyo ladnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Meesha u dhexeysa jidhka iyo marada dumarku garraarsadaan ee ku abbaaran caloosha.
Qeexid Xigta: Timaha ka baxa gumaarka dadka; bisqan. ld namas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg nabarree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg nisyar. ld nisyaraansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg nabran. ld nabranaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-ro-kulul, m.dh) (daaw.) Awood darro iyo joog ka dhicid ay keeneen hoos udhac cadaadiska dhiigga iyo tirada dhiiggaba. Waxaana u sabab ah biyo badan iyo cusbooyin oo jirka ka baxa kul aad u badan oo dheeraada ama aan loo baran awgiis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld negaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Isku dar kiimikaad oo laga sameeyo bombo wax gubta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld garaamme.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax fur lagu naabay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax wax kale kor lagaga dhejiyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]