Qeexid

"Dillaac haragga ama jidhka gaadha dhaawac ku dhacay awgeed; qoon."

Qeexid Kale

Kol; mar. 4. Ooddin; aydin; qabatin.

Qeexid Xigta

Raad uu qofka ku reebo dhaawac bogsaday.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nabar oo kali ah:
  • Hase yeeshee had iyo goor waxa xaalka laga bixiyaa marka aanay meesha qoomo jirin ee ay wuxu yihiin aflagaado, laakiin hadii ay nabarro jiraan xaal ma leh ee waa la xaqaa oo wixii ay noqoto ee aduun ah ayaa la bixiyaa.
  • Qudh waxa looga jeedaa wixii dil ah ee gaadhsiisan naf la jaray oo qudh-gooyo ah, Qoontuna waa wixii nabaro la is gaadhsiiyey iyo dhaawacyo la xidhiidha.