Qeexid

"Ciidan ka tirsan ciidammada qalabka sida oo u xilasaaran la socoshada deggenaanta iyo nabadgelyada dalka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nabadsugid oo kali ah:
  • Sidoo kale ciidamada Ethiopia ayaa galay guriga taliyaha nabadsugida Somalia Gen.
  • Cabdi Weli oo mudo todobaad ah ay su’aalo weydiinayen saraakiil ka tirsan ciidamada nabadsugida dowladda KMG isagoo sheegay in markii la qabtay loo gudbiyay xaruntii danbi baarista kadibna lagu xiray halkaasi oo ay ku jireen maxaabiis tira badan.