Qeexid

"Xaalad nabad iyo degganaan leh oo lagu sugnaado."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nabadgelyo oo kali ah:
  • Waxa uu Xisbiga Kulmiye u hambalyaynayaa dadka reef Kenya guushaas ay gaadheen oo ah in ay doorashadu u dhacdo si nabadgelyo ah.
  • Sarkaalkan oo magaciisa arrimo nabadgelyo dartood loo qariyay ayaa waxaa lagu soo gaabiyay Gen.