Qeexid

"Waxyeello ka badbaadin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nabadgeli oo kali ah:
  • Waxyabihii ay ku fiicnayd doorashadu: Dhamaan goobaha codbixinta waxa ay uga socotay si nabadgeliyo ah.
  • Dadku waxay ku wada fikirayaan talow caawa maydun nabadgeli?