Qeexid

"Badbaado."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nabadgal oo kali ah:
  • Dagaalkan ayaa ahaa mid aad u qaraar, waxaana dadkii ku noolaa xaafadihii lagu dagaalamay ay saakay bilaabeen inay isaga barokacaan, si ay uga nabadgalaan dagaalo kale oo dhaca.
  • Hadaba waxaa jirta sida aynu la wada socono inay fooda inagu soo hayso doorashadii golayaasha deegaanka ururaduna ay bilaabeen ololahooda doorashada Ilaaheyna ha ka yeelo ta ku dhamaata nabadgalyo cadalad iyo hufnaan.