Qeexid

"Meel nabad ka dhalin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nabadee oo kali ah:
  • Shacabka Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay booqashada Sheekh Shariif, iyadoo qaarkood ay ku tilmaameen mid aan wanaagsanayn, halka kuwo kale ay ku tilmaameen mid nabadeed.
  • Waraysi uu BBCda siiyay, Sheekh Shariif waxaa uu sheegay inay diyaar u yihiin habka wada hadalka nabadeed iyo sidii buu yiri Somalia loogu soo celin lahaa madax banaanideeda.