Qeexid

"Waxyeello iyo colaad la'aan."

Qeexid Xigta

Caafimaad iyo ladnaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nabad oo kali ah:
  • Wafti la sugayo, wadooyinka oo xiran Danjire Said Djinit oo ah madaxa dhinacyada ammaanka iyo Nabadgalyada ee Ururka Midowga Afrika ayaa ku soo fool leh Muqdisho, sida uu saxaafadda u xaqiijiyay mid ka mid ah saraakiisha ciidamada AMISOM.
  • Waxaan ILAAHAY ka baryaynaa inuu sanadkaan cusub inagu gaarsiiyo Nabad iyo Barwaaqo.