Qeexid

"Nafaqaddarro dhulka gaartay awgeed, geedo soo bixi waayaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nabaadguur oo kali ah:
  • ยจ Kooxda dhuxusha dhoofisa ee keentay makiinadaha casriga ah ee dhirta lagu gumaado, xaalufintaasi waxay sababtay nabaadguur dhulka Somaaliya u beddeshay saxaro lama degaan ah.
  • Guud ahaan ilaalinta dhirta dabiiciga ah iyo dib u dhirayn lagu sameeyo dhulka xaalufay iyo weliba ka hortaga nabaadguurka dhamaantood waa hawlo u baahan in degdeg loogu dhaqaaqo si looga hortago waxyeelo baaxad weyn oo ku dhacday deegaanka Somaliland.