Qeexid
Wax nabad qaba ahaansho.
Qeexid Xigta
Wax la xirsi xiray ahaansho.
[-naa, -nayd]
f.mg4Wax nabad qaba ahaansho.
Wax la xirsi xiray ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg nabaaddiineysan. ld nabaaddiineysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg nabaaddiinee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -neysay
Qeexid: Nabaaddiino akhriyid.
Qeexid Xigta: Cid macasalaameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ku sugnaan xaalad aan waxyeello iyo colaad lahayn; nabad.
Qeexid Xigta: Duco dad kala tegayaa isku sagootiyaan; nabadgelyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld nabaaddiineysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax lumay quraan ama duco u akhriyid si Eebbe u badbaadiyo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (dii.) Duco ama quraan loo akhriyo si wax lumay Eebbe u badbaadiyo; xirsixir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg nabaaddiinaxir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax dhulka ka soo baxa sida dhirta iyo cawska.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax nabar ku dhacay ahaansho. ld nabaraysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax farax iyo firfircooniyi ka muuqato ahaansho. ld nishaaddaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax maddiiddo lagu akhriyey ahaansho (haweeney).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Cid salaamid; bariidin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld nabarraysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Salaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax naafo noqday ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-bmay, -bantay; -bmi) Timo, ciid iwm la nabay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Timo, ciid iwm wax la nabay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax meel ku dheggan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Nafaqaddarro dhulka gaartay awgeed, geedo soo bixi waayaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Nafaqaddarro dhulka gaartay awgeed geed soo bixi waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]