Qeexid

"Wax dhulka ka soo baxa sida dhirta iyo cawska."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nabaad oo kali ah:
  • Nabaad guurka ka yimaada socodka biyaha ee roobka ee aan laga faa’iidaysan ayaa isna sababay inuu nabaad guuriyo dhul badan oo ay ka bixi jireen daaq dhir iyo daaq dabiici ah oo qayb ka ahaa fayoobaanta deegaanada ee Somaliland.
  • Meelba meesha ay ka siman tahay ee dhulka way uga nugushahay waxyeelada nabaad-guurka, haddii ay jireen moosas, dhir, dhagax iyo waxyaalo kale o hakin kara socodka biyaha, waxaa dhacda in biyuhu ay helaan fursad ay ciidu ku nuugto.