Qeexid

"Erey haweeney lala hadlayo dareenkeeda lagu soo jeediyo, xushmadarrana huwan. ld naa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

urur naxwe,

urur / collective

Jagaale naxwe,

Jagaale / ordinal

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naayaa oo kali ah:
  • Dalxa oo ah mas'uuliyiinta sarsare ee DF ayaa u sheegay saxaafada in fadhiyada baarlamaanku aysan qabsoomi karin iyadoo aan loo helin mudanaayaasha mushaaraadkooda.
  • Waa duni dhac iyo soo dilkii laysku kaashanaayaa!