Qeexid

"Qof, wax akhrin isaga oo aan rabid iyo fahmo u hayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naawi oo kali ah:
  • Meles Sanaawi oo hadalkiisa sii wata waxa uu intaa ku daray inaanay dawladiisu haatan itaal u hayn wax u qabashada dadka ay macaluushu hayso.
  • Qarnigii 18-aad waa tii wixii uu gabyaagaasi naawilayay ay wax ka soo caana-casaadeen ka dib markuu soo baxay John Wallis.