Qeexid

"Si qarsoodi ah qof wax u siin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naasnuuji oo kali ah:
  • Cashuurtaa oo aan weliba dadka si isle’eg looga qaadin oo qaarna laga qaadayay $ 7 (toddoba dollar), qaarna $ 3 (saddex dollar) oo dadka qaar la naasnuujinayay, taas oo keentay in dadka qaar muddo yar ku kobceen, qaarna ku kaceen.
  • Wararka xogogaal ah ayaa sheegaya in Xoolahan ka dhoofaya dekada Boosaso isla markaana maraya dalka Jabuuti ay xukuumada Cadde Muse qandaraas ku siisey ganacsato si gaar ah loo naasnuujinayo.