Qeexid

Qof dadka isku dira.

Qeexid Xigta

Mulac weyn; amuur; xayroxade.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naar-afuuf oo kali ah:
  • Marka la qiimeeyo sida ay hadda u shaqeeyaan, waxaa muuqata waqtigooda inta ugu badan inay geliyaan “Iidheh/Xayeesiin iyo warbaahin ku salaysan been-abuur iyo naar-afuuf”.
  • Marka la qiimeeyo sida ay hadda u shaqeeyaan, waxaa muuqata waqtigooda inta ugu badan inay geliyaan “Iidheh/Xayeesiin iyo warbaahin ku salaysan been-abuur iyo naar-afuuf”.